Xog-hayihii Guud Ee Hore Ee Qaramada Midoobay kofi Annan oo Geeriyooday isagoona Jiray 80 Sano

0

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa la xaqiijiyay in uu u geeriyooday xanuuno hayay, waxaana geerida Kofi Anan si weyn uga tacsiyadeeyay madax kala duwan

kofi Annan oo Geeriyooday Wuxuu Jiray 80 Sano .waxuunka xilka qaramada midoobay ayaa muda haayey

Mr .Koffi Atta Annan. Wuxuu Udhashay Dalka Ghana Isagoo Xoghayaha Qaramada Midoobayna ahaa Intii Udhaxaysay 1997 Illaa 2006 Waxa Uu Haystay Billada Nabada Ee Nobel

Kofi Anan ayaa geeriyooday isaga oo jira 80-sano, waxa uuna noqday ninkii ugu horeeyay oo Afrikan ah ee noqda Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay sidoo kale gaara jagada ugu sarraysa diblomaasiyadda dunida .

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Anan ayaa horey ugu guuleestay Abaal marinta Nabada ee Nobel ee dhanka bani’aadminimada, waxa uuna ahaa nin saameyn badan dunida ku lahaa.

Kofi Anan ayaa ahaa Xoghayihii Guud ee Qaramada Midoobay intii u dhaxeyasy 1997 – 200dii, waxa uu sidoo kale dhawaan noqday ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Suuriya.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here