Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Farmaajo oo muddo xileedkiisa dhamaaaday 7dii February 2021-kii ayaa hadda safar u ah Qatar oo uu u ambabaaxayo

Qatar ayaa qabaneysa Ciyaaraha dalalka Carabta 10aad ee Fifa 2021. Ciyaaraha ayaa bilaabanaya berri po ah 30ka bisha November 2021, Furitaanka Ciyaaraha ayaa Qatar isugu yeertay madax carbeed.

Qatar ayaa si isku mid ah u taagereysay Farmaajo & Alshabaab ee dadka Somaliyed qarax & qaarijin ku xasuuqay muddo 5 sano ku dhow.

Farmaajo ayaa doonaya inuu isu muujiyo inuu madax yahay weli isaga oo sharci darro ku jooga Madaxtooyada Somaliya oo aan weli laga dhex saarin.

Xoguhu waxa ay intaas ku darayaan in Farmaajo halkaas u raadsaday Lacag uu ku galo doorashada maadaama Dowladda Qatar ay ka rajo beeshay soo labashadiisa.

Qatar ayaa sidoo kale toos u taageraysay dalka Kenya dacwaddi baddeena Somaliya oo dooneysa inay shidaalka & kheyraadka dadka Somaliyed ku qaadato qarax, qaarijin & saxiixa Farmaajo.

Waxaan rajeynayaa in dadka Somaliyed ee degan Gobolka Banaadir u tashadaan degaankooda & Muqdisho Insh aa Allah.

Halkan kala socda Wararka Xaqiiqda ee Dalka Soomaliya ama ku Xirnoow

Websitedka www.dayniile.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here