Maalmo Kahor inta uusan rooble aadin magalada Doha ee dalka Qatar waxa kasii horeeyay Masuul kamid ah raga sida wayn madaxwayne Farmaajo ugu dhow oo magaciisa la diiday in la sheego

Waxa Casumada Dalka Qadar ee Doha ku soo dhamaaday in dagaalka labadaan masuul si degdeg ah losoo dhameeyo, isla markaana la boobsiiyo arimaha doorashada: qorshahaan heshiisiinta Farmaajo & Rooble waa qorshe 99% la aaminsanyahay inuu guul ku dhamaaday.

So laabashada MD Farmaajo & Rw Roobe waxa la filaya in la bilaabo wada hadal miro-dhal ah oo laga gaaro qilaafka so jiitamayay dhowrkii asbuuc ee laso dhaafay

Safarkan Rw rooble ku tagay doha waxa uu ahaa mid laga qariyay kooxo siyaasiyin ah oo rooble maalmihi dambe aad uga agdhawaa: Waxayna ragaas u arkaan in rooble uu markale ka xarig furtay

Qatar waa dowlad ku caanbaxday xalinta qilaafyada xalka loo waayay, ayadoo dantooda ku dabaqaya: Waana dowlad ka dulaasha kooxaha dagaalku ka dhexeeyo: Waxay asbuucii hore Qatar la shirtay kenya, asbuucaana waa Soomalia!!

Qatar waxay kenya ka qaadatay qandaraaska Qoditaanka 2 ceel oo shidaal ah oo aan wali la bilaabin : Waxa kale oo ay raajicinaysa inay Somalia ka qaadato qandaraaskaas oo kale

๐—ค๐—ผ๐—ฑ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—”๐—ณ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต ๐—”๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ.

001. Guri weyn Oo Qasri ah iyo in laga dhigi doono Raywaaraha Soomaliya Ee Dawladda cusub ee soo socota.

002.Dawladda Qatar waxay Bixinaysaa lacag dhan ilaa $200 Million oo dollar

003. In Heshiiski Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช iyo Farmaajo ee Dacwadi badda in si hoos ah loo dhameyo

004. Maxkamada Hague. Dacwadii dib ayey ku soo celinaysa madama. Ee horey u dheheen. Labada dowlad anagaa Arrimaha naga dhaxeeya dhameeysaneyno.

005.Dowlada Qatar ๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ ayaa farmaajo. Siin doonto $200 million.

006.Dowlada Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช iyagana waxa ay bilaabi doonaan dhismaha dakeda laamu (Lamu Ports) iyo Qodista ceelasha shidaalka

007..Dhameystirka heshiiska waxa so saxiixay. Rooble iyo Qatar ๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ Waxa kaloo Qatar ๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ ay balan qadeen ineey soo celineyso askarti Eritrea ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ท la geyay lacagti lagu lahaana ay ka dhiibeyso Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

008.Doorashada Waxaa suurtogal ah in ay gaarti doonto Sanadka Cusub 2022 Bisha April iyo wixii ka dambeeeyo.

Www.dayniile.com

Wariye Cabdulaahi Cade

Doha Qatar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here