10 Arrimood Oo Kor U Qaadey Dhaqaalaha Gobolka Benaadir + Godomiye Ahmed Iiman Oo Habeeyey hanaanka Maaliyadda Dowladda hoose Xamar.

0

Dhaqaalaha Gobolka Benaadir Oo Sameeyey Kobac Dhaqaale ayaa laga Dareemay inta u dhaxeysay Bilaha april , May , Jun , July Iyo Agoosto-2020 , iyadoo kororka dhaqaale ee Billahaas laga dareemay kobac dhan Daqliga Gobolka Banaadir , sida ay muujisay warbixin cusub oo laga soo saaray dhaqaalaha Gobolka banaadir .

Sare u kacaan dhaqaale ayaa loo sababeynayaa inuu kaalin weyn ka qaatay Imaanshiyaha Godomiye Ku-xigeenka Maamulka Iyo Maaliyadda Gobolka Benaadir Ahmed Iimaan Oo tan Iyo markii Xilkaas Loo dhiibay wax Weyn ka Qabtay Dhaqaalaha Iyo Miisaaniyadda Gobolka Benaadir.

War bixintaan oo Aan ku eegeno 5bilood Oo ahmed Iiman Joogo Maaliyadda G/Benaadir ayaa hoosta looga xariiqay iney jireen horumarro la taaban karo oo jiray Bilooyin-kii Dambe , kuwaas oo ay Ugu muhiimsan tahay dhaqan galintii canshuuraha (Texas) khaaska ah ee ay soo rogtay dowladda Hoose Xamar.

Waa maxay Shaqooyiin Ugu Muhiimsanaa ee Godomiye Ahmed Iiman Ka Qabtay Gobolka Benaadir Mudda yar oo Uu Joogob Iyo Faa’iidooyin dhaqaale Ee helay Gobolka Benaadir.

1) Kor u Qaadista Daqliga Gobolka Benaadir (Increasing Income in Benadir Region)

Tan Bishii April Ee Sanadkaan Waxaa socotay Howl balaaran oo Lagu Hagaajinaayo Daqliga Guud Ee Gobolka benaadir Iyo Sidii Loo Hagaajin Lahaa dhaqalaha Dowladda hoose Xamar Oo Hada u Muuqato Mid Sameeyey Kobac Dhaqaaalo Sida Ku Cad charts Hoose.

2) joogteynta Canshuurta gobolka banaadir (Regular taxation in Banadir region )

Gobolka Banaadir waxaa Ku nool Dad Lagu Qiyaasey 3.5 Milyan Oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah kuwaas Oo Kuleh Ganacsiyo Waa weyn Iyo Kuwa yar yar Waxaa dhamaantood Laga Qaada Canshur ,Sida Canshuurta Ay bixiyaan Ugu Helaan adeegyada Dowliga ee Dowladda Hoose Xamar Bixiso Maamulka Gobolka Benaadir Waxaa uu Joogteeyey Qaadista Lacagaha Canshuuraha oo ah Ilahaa dhaqaale ee ku Tiirsan yahay Gobolka Benaadir Iyo Soomaaliya oo dhan .

3) Kormeerka Degmooyinka (Monitoring Districts)

Godomiye Ahmed Iiman Markii uu Imaadey Shaqada Gobolka benaadir waxaa Uu bilaaway Kormeer Iyo korjooteynta Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo ah mid ka mid ah Ilaha dhaqaale oo gobolka banaadir ku tiirsan yahay Si Daqliga Degmooyinka Ka Soo Xaroodo Gabolka Banaadir Si dhaw ula Socdo .

4) Bixinta Mushaaraadka shaqalaa Gobelka Banaadir ( Payment of Employees’ Salaries In Benaadir Region)

Kumaan Muwaadiniin Soomaaliyeed Ayaa maalin Walbo Usoo Shaqo tago Dowladda Hoose Xamar Waana Qasab ah in si Joogto ah mushaarkooda loo bixiyo Maamulka & maaliyadda G/Benaadir Ayaa ku guulestey in mushaaraddka Shaqaalaha Si joogto ah u bixiyo Walibo Waqti Hore Lagu Siiyo mushaarka Shaqaalaha Rayidka Gobolka Benaadir.

5) Maamulka Waxbarashada Dugsiyada Gobolka Benaadir.

30 Sano kadib Gobolka Banaadir ayaa Markii Ugu Horeysay waxa uu La soo wareegey Waxbarashada Dugsiysa Hoose & dhaxe Gobolka Benaadir oo Awal si toos ah u hoos tagi Jirtay WWH&T sare Somaaliya Balse Dhawaan Gobolka benaadir ayaa La wareegey Waxbarashda Kumanaan Ardey Oo si Free ah Wax Ugu barato Iskuulada Hoostaga g/Banaadir Sido kale Dowladda Hoose Xamar ayaa markii Ugu horeysay Qaadey Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada dhaxe Ee Gobolka Banaadir.

6) Dhismaha jidaddka , Nadaafadda Iyo bilicda Gobolka Banaadir (Road construction in Banadir region)

AKoonka Maaliyadda Gobolka Benaadir waxaa uu bixiyey mudada Yar uu joogo Godomiye Ahmed Iiman Maaliyiin Dollars Oo Lagu dhisaayo Wadooyinka Waa-weyn Ee caasimadda Soomaaliya ee mugadisho Si loo helo waddooyin Dhisan , balad Nadiif ah Iyo magaalo la tartami karta magaalooyinka kale Ee caalamka .

7) Caawinta Iyo U gurmashada Dadka masaakiinta ah ( Helping and rescuing the poor People ) .

Godomiye Ku Xigeenka 1aad gobolka Benaadir oo ah Shaqsi ku Sifooway y gurmashada dadka Masaakinta ahb ee ku gadaaman Duruufaha nololeyd Ayaa Inta uu joogey Booska Ka ku xigeenka Gobolka Banaadir Waxaa uu gurmad Caafimad , dhaqaalo Iyo garab Istaag leh u muujiyey Dad masaakin ah kuwaas oo aan heysan Awood dhaqaalo oo buuran .

8) La Dagaalanka musuq maasuqa ( eradicate of corruption )

Soomaaliya Oo lagu tiriyo mid ka mid ah wadama Ugu musuq maasuqa badan Africa hadane Sanadihii Dambe waxaa Soo baxay Madax Daacad u ah u adeegidda Bulshada Iyo la dagaalanka musuq maasuqa , Godomiye Ahmed Iiman Waa mid ka mid ah masuuliyiinta aad Loogu amaano la dagaalanka musuq maasuqa Ku dhawad 5bilood oo uu joogo Gobolka Banaadir waxa ay Isku raaceyn shacabka in uu yahay In aad u naceyb Musuqa aadna ula Dagaalamo .

9) Hirgalinta Mashaariic Cusub Oo gobelka Banaadir Hore Looga arag.

Gudoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyadda Gobolka Benaadir mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa Howl galiyey agab Cusub oo loogu tala galay xarunta ka digista halis-wadareedka ee Gobolka Banadir (Banadir Regional Multi-Hazard Early Warning Centre), xaruntan ayaa ka caawi doonta Gobolka banadir odoroska, ka hortagga iyo maareenyta musiibooyinka dabiiciga ah sida daadadka iyo abaaraha.

10) Dhamaan shaqooyinkaas Iyo kuwa kale ka badan oo ay ka mid tahay shaqo Wanagsan Iyo maareynta Daqliga Gobolka Benaadir ayuu ku soo Kordhiyey Godomiye Ahmed Hassab Iiman.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here