Warar kasoo baxayo wargeeysyada dalalka dariska ayaa sheegayo somalia ineey kusuu wajahan yihiin 10 kun askari kuwaaso badankooda kasoo socdo dalka eritrea i

Sirdoonada dalalka ciidamada ka joogaan dalka somalia sida kenya ugandha iyo burundi ayaa sheegay in somalia eritrea u tababartay ciidamo aqlaal iyo tababar heer sareeyo leh kuwaaaso eey huubeen doonto dowlada qadar iyo turkiga.

Paul maturi oo ah sargaal sirdoonka kenya u xil saaran geeska africa ayaa sheegay somalia ineey yeelan doonto bilooyin kadib ciidamada buuxin doono booska ciidamada amision kuwaaso ka shaqa gali doono dhamaan gobolada dalka somalia.

Siido kale wargees kasoo baxo dalka burundi ayaa waxaa lagusuu qoray somalia weey ka hoos baxeeysaa gacanta amision maalmaha soo socdo.

Cabsida dalalka ciidamada ka joogaan somalia ayaa kusu uadeeyso iyadoo malmaha soo socdo somalia ee kusuu wajahan yihiin 10 kun askari kuwaaso kala imaan doono dalalka eritrea nigeria ethiopia turkiga iyo engriska.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here