Hooyo somaliyeed oo la dhibtootay gabar 7 jir ah oo ku dhalatay qalooc lugaha kaga jira taas oo sabab u noqotay in caruurtii ku caayaan oo dugsi quraankii laga joojiyey sababtanta waa xanuunka haya oo dalka waxba looga qaban karin ayadda oo u baahan in la jajabiyo dabadeedana la toosiyo oo uu qarash baddan ku baxayo oo aysan awoowin hooyadii aabihii dhalayna uu yahay nin xanuunsan oo lagu hayo sacuudiga wallalinta muslimiinta soo caawiya sidii gabdhan ay u heli laheyd dhaqtar dibada ah si loo daweeyo wabillahi Towfiiq

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here