Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) ayaa kaku gacan seyray xilka qaadis uu maanta ku sameeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Deni ayaa Agaasimaha cusub ee PSF u magacaabay S/Guuto Maxamed Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr.

Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka PSF ayaa ku tilmaamay xilka qaadista mid baalmarsan sharciyadda xeerka Ciidamada iyo dhaqanka suubban.

Qoraalka ka soo baxay PSF ayaa u qornaa sidatan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here