HomeWarkiiSiyaasiyiin  badan oo si wada-jir ah ugu eedeeyay Saciid Deni iibsashada hantida...

Siyaasiyiin  badan oo si wada-jir ah ugu eedeeyay Saciid Deni iibsashada hantida danta guud.

War saxaafadeed ay ku saxiixan yihiin ilaa 30 siyaasi oo reer Puntland ah ayay si wada-jir eedeyn culus ugu jeediyeen Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni.

Eeda Siyaasiyiintaan waxaa ka mid ah inuu hor istaagay mashaariic laga fulin lahaa Gobolka Mudug,sidoo kale waxay ku dhaliileen inuu iibsaday hantida danta guud ee bulshada puntland ka dhaxeysa.

“Waxaan ogsoonahay in ay jiraan dhulal dowladda gadayso, iyada oo aan loo marin hannaan sax ah. Hadaba waxaan ku baaqaynaa in la joojiyo iibka dhulalka aan dadka gobolku xog ogaalka u ahayn waxna loogu qabanayn” ayaa lagu yiri warka siyaasiyiintaan.

Haddaba halkaan ka akhriso warsaxaafadeedka  oo sidii u qoran iyo magacyada siyaasiyiinta ku saxiixan:-

May be an image of textMay be an image of text that says "baahnaa jidkaas. sahaminta hor istaagtay jidka inteeda gobolka Mudug caalami waxgaradka xukuumadda gancin noqdeen gacmo maran. xayiran isku Jidkaas Puntland. Garoonka diyaaradaha safarada waxaayse magaalada Galkacyo, garka fashilay yahay jiraan dekedda Garacad garoonka curyaaminaya dhismaha dekeddu Puntland ahayd nogon arrimo lahayd. aanay daahinaya sidii dhaqaalahoodii ballanqaaday, Dhanka tuhusannahay rasmiya Markii aan Deni aanay wax ahmiyad xusan, noo caddaatay xukuumadda Siciid gobolka hadana qorshaha jirin. Waxaan xukuumadda dalbanaynaa fasaxdo mashaariicda gobolka xanniban shuruud Waxaan ogsoonahay Hadaba waxaan jiraan dowladdu iyada gobolka dadka Waxaan dhammaan lagu dhammeeyo xunahay falalka nabadeed. fuliyaan heshiiyadii dabakhidda qabaaiilka Waxaan bulshadda gobolku horey islaamka. dhaqanku xiriiray"May be an image of ticket stub and text that says "Waxaan ugu siyaasiyiinta, aqoonyahanka iyo waxgaradka gobolku isugu yimaadaan shir muhiim arrinsanayo horumarinta helidda dhibaatooyinka gobolka jira, sheegi doono waqtigiisa. Magacyada warsaxaafadeedka Mohamed Osman Said Hussein Ciid Abdirashid Cirro Warsame Adem Dirie Abdikhadar farah Shaaciye Dr Bashir M. Hussein Mohamd Osman Alimaad Mohamud Abubakar Abdiqani Abdi Jama (Orhaye) Nuradin Hassan Daad Abdikarim Hussein Gure (Shacur) Sheekh Abdullahi Abdisalam Hassan Burhan Warsame (Dio Mio) Abdullahi Ciddilibax Said Gooshe Mohamud Abdinur Adan Dalab Mohamed Warsame "Joolaqo" Mohamud Hirsi (Dhalocaan) Caaqil Yasin Yaabarag Burhan Mohamud Gurey Hussein Farah (Ashkir) Abdi Firin Ahmed Baalle Sadiiq Abdi Ali (Cilloon) Mohamed farah (Diihaal) Mohamed Baldho"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -