HomeWarkiiIiraan oo dib u bilowday duqeymihii ay ku heysay Israa'iil

Iiraan oo dib u bilowday duqeymihii ay ku heysay Israa’iil

Milateriga Iiraan ayaa maanta halkiisa waxay ka sii wadaan duqeymaha ay ku hayaan gudaha Magaalooyinka Israa’iil sida Talaabiib io Ceyfa iyadoo durna la soo sheegayo khasaare nafeed oo ka dhashay.

Israa’iil ayaa qiratay in duqeymaha cusub ee maanta iiraan uu yahay ilaa 20 gantaal oo talaabiib la beegsadeen,saraakiil u hadashay Israa’iil waxay intaasi ku dareen inay ka hor tageen inta badan ganaalada.

Wararka kale ee ka soo baxaya dhanka Israa’iil ayay ku faanayaan inay inta badan burburiyeen meelihii Iiran ay gantaalada ka soo ridi jireen inkastoo aysan Iiraan ka jawaabin warka ka soo baxay Yuhuuda

Dhanka kale Madaxweynaha Mareykanka ayaa ka soo horjeestay in dagaalka iiran iyo Yuhuuda la joojiyo isagoo si toos ah bananka ugu soo baxay oo aan qarsan inuu dagaalka qeyb ka yahay wuxuuna shuruud ka dhigay hadii dagaalka la joojinaayo in Iiran ku soo laabato miiska wada hadalka arimaha Nuyukleerka islamarkaana ogolaato in la burburiyo.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -