Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaran ee Dowlada Somalia oo maanta shaaciyay liiska magacyada ururada siyaasada ee sida rasmiga ah u diiwaangashan.
Ururadaani siyaasadeed oo diyaar u ah inay u tartamaan doorashada xilka madaxweynaha Somalia sanadka 2026-ka ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 43 Urur siyaasadeed oo uu ka mid yahay Urur siyaasadeedka Madaxweyne Xassan ee dhawaan Muqdisho lagu shaaciyay.


