HomeWarkiiXildhibaanada Mucaaradka oo shaaciyay inuu natiijo la'aan ku soo dhamaaday shirkii Madaxweynaha...

Xildhibaanada Mucaaradka oo shaaciyay inuu natiijo la’aan ku soo dhamaaday shirkii Madaxweynaha iyo Madasha samatabixinta

Xildhibaanada Mucaaradka ayaa maanta ka hadlay wada-hadaladii shalay Madaxtooyada ku dhexmaray Madaxweynaha iyo siyaasiyiinta mucaaradka kaasoo si is faham ah ku soo dhamaaday sidii shalay ay wabahintu wrabixinta ku heleen.

Xildhibaanada mucaaradka ayaa si ka duwan sidaas warka u dhigay waxay qoraal ay soo saareen ay ku shaaciyeen in shirkii shalay ku soo dhamaaday natiijo la’aan kaasoo u dhexeeyay madasha mucaaradka ee samatabixinta la baxay iyo Madaxtooyada.

Hadaba qoraalka Xildhibaanadaan oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-

May be an image of ‎text that says "‎Ref: SALVATION COUNCIL الصوهالي الوطني الإنقاذ مجلس WAR-SAXAAFADEED: 21/07/2025 Xildhibaanada Gollaha Samatabixinta Qaranka waxay wadanku jiro, hubanti xukuumada Puntland, hubka qaadayo beelaha marxalada dowlad dhiska, wadanka, argagixisada, cadaalad darada, rajadii bilood Soomaliyeedna dhexeeyey dhamaaday, natiijo ayadoo umada Soőmaliyeed war-sugaysay Hassan iyo Mucaaradka, umadda Soomaliyeed dambecycy rajo-beel. Xildhibaanada madasha waxay markay qüimeeyeen, wadaagayaan talada baahanyahayı Xildhibaanada qaybaheeda ururada bulshadu wadajirka qaranimada oomaliyeed. xakamaynayo damacyada guracan miisaanka qabay kale, Xildhibaanada dhamaan hormondna nogdaan talaabo lagaga hortegayo, laguna talada haysa talaabsanayso. kobcinta dareensan isgoyska adag mudada waxaanan horumarka dowlad dhiska soomaliya marayso waxay taageero garab dadaalkooda, info@snsc.so http://www.snsc.so Villa Hargeisa Mogadishu- Somalia‎"‎

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -