SAWIRRO : Gaajada ka jirta Gaza iyo dhibka ay dadku u marayaan raadinta waxay cunaan

QAZA (DAYNIILE.COM)-Dhulka reer Falastiin gaar ahaan marinka Gaza waxaa laga soo sheegayaa gajo,macaluul iyo rafaad dadku xitaa u dhimanayaan macaluusha cunta la’aaneed kadib markii Yuhuudu cir ,dhul iyo bad-ba ka xireen shacabka halkaasi ku dhaqan markii ay xabadaha iyo madaafiicda ku dhameyn waayeen.

Sawirada waxaad ku arki kartaa caruurta oo saxamo la wareegaya si meeshii ay wax ku maqlaan saf ugu galaan waaba hadii ay helaane.

dheriyo iyo digsiyo si ay u helaan cunto kulul oo naadir ah
Falastiiniyiinta sida dheryaha iyo weelasha ayaa isugu soo ururay iyadoo

Wararkii ugu danbeeyay ayay Aljazeera ku shaacisay in Hay’ad samafal ah ay cunto ku qaybinayso Deir el-Balah, oo ku taal bartamaha Gaza, halkaas oo helitaanka cuntadu ay weli tahay mid adag .

Qaramada Midoobay ayaa soo saartay digniin sheegaysa in xaaladii ugu xumaa ee macluusha’ ay hadda ka socoto Gaza xili maalin kasta la diiwana gelinayo dad gaajo u dhintay.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

The UN says there's 'full-blown famine' in northern Gaza | PBS NewsFears of famine grow in Gaza as aid agencies suspend deliveriesAt least 576,000 people in Gaza one step away from famine, UN saysThe UN says there's 'full-blown famine' in northern Gaza. What does that mean? | AP NewsIsrael's New Gaza Food Plan: Military-Directed StarvationGazaGaza

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -