HomeWarkiiSomalia oo kula heshiisay Jabuuti inay ciidamadooda soo kordhiyaan

Somalia oo kula heshiisay Jabuuti inay ciidamadooda soo kordhiyaan

Warsaxafadeed wada-jir ah oo ay isla soo saareen dalalka Jabuuti iyo Somalia ayaa ku shaaciyeen heshiis lagu soo kordhinaayo ciidamada Jabuuti ka jooga Somalia.

Madaama Somalia uu dhawaan ka bilowday howlgalka cusub ee AUSSOM iyadoo ciidamadii hore u joogay in badan la dhiman hadana dalalka howlgalkan qeybta ka ah tira ahaan kala ciidamo badan.

Ciidamada Itoobiya,Uganda iyo Masar ayaa la sheegay inay u ciidan badnan doonan xili kuwa Burindi gani ahaanba isaga baxayaan Somalia marlkii ay tirada ciidamada loo ogolaaday ay saluugeen.

Awooda iyo hogaanka ay ku howlgalayan ciidamadaan waxaa iska leh Dowlada Somalia halkii markii hore ATMIS laga xukumi jiray dhanka Midowga Afrika iyagoo waxay rabaan ka sameyn jirey Somalia.

Hadaba halkaani hoos ka akhriso warsaxafadeedka Jabuuti iyo Somalia:-

May be an image of ticket stub and text

May be an image of ticket stub and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -