Sida daqiiqado ka hor lagu shaaciyay Warbaahinta Dowlada Somalia  Ku dhawaad 20 ka tirsan Alshabaab ayaa lagu laayay howlgal qorshaysan oo Ciidanka NISA oo kaashanaya saaxiibada Caalamka ay ka fuliyeen degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud.

Howlgalka waxaa sidoo kale lagu burburiyay Idaacad Khawaarijta halkaas ay ku lahaayeen iyo xarun ay ku diyaarin jireen Qaraxyada iyo weerarada.

Advertisement

Weerarada ay iska kaashtaan Dowlada iyo saaxiibada caalamka ayaa badanaa lagu fuliyaa weerar dhabka cirka ah gaar ahaa  diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Previous articleWafdi Jabuuti ka socda oo Garowe u tagay ka qeybgalka Caleema-saarka Saciid Dani
Next articleSacuudiga oo fasaxaya Ganacsiga Qamriga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here