HomeWarkiiWasiirka Fiqi muxuu kala hadlay Agaasimaha Taageerada Hawlgalka ee Qaramada Midoobe+SAWIRRO

Wasiirka Fiqi muxuu kala hadlay Agaasimaha Taageerada Hawlgalka ee Qaramada Midoobe+SAWIRRO

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Marwo Qurat-ul-Ain Sadozai, Agaasimaha Taageerada Hawlgalka ee Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS).

Kulanka ayaa looga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya Wasaaradda Gaashaandhigga iyo UNSOS. Waxay si gaar ah uga wada hadleen taageerada howlaha amniga, qalabaynta Ciidanka Xoogga Dalka, iyo sidii loo horumarin lahaa awoodda hay’adaha amniga ee dalka.

Wasiir Fiqi ayaa uga mahadceliyay UNSOS kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaadato dhismaha awoodda ciidamada iyo guulaha laga gaarayo dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta.May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people and the Oval OfficeMay be an image of 1 person, newsroom and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and newsroom
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -