MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War qoraala oo ka soo baxay Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha ayaa lagu ganaaxay Macalinka labaad ee Xulka Galmudug Daa’uud Cabdullaahi Tubaal.

4 bilood ayaa laga ganaaxay inuu ciyaaraha ka qeybqaadan karin sidoo kale waxaa lagu ganaaxay $500.

Advertisement

Qoraalka waxaa lagu cadeeyay sababta loo ganaaxay taasoo ah inuu Macalinku sameeyay  la dagaalid Garsoore iyo xeer ilaaliyaha ciyaaraha.

Ganaaxaan ayaa ku soo aadaya  xili isniinta Kooxda Galmudug ciyaareyso fiinaalka tartanka Maamul Goboleedyada iyagoo ka hor-tagaya Xulka Hirshabelle.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleQM oo war ka soo saartay xaalad khatar ah oo ka taagan Itoobiya
Next articleNabadoon Beeleed oo xilka looga qaaday la dagaalanka Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here