Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinimada berry ah oo Taariikhdu ku beegan tahay 21 Bisha oo maanta ah ayee yeelanayaan kulan guud oo ku aaddan ajandayaal dhowr ah.

Xildhibaaanda Aqalka sare ayaa lagu wargaliyay in ay berri soo xaadiraan, sagaalka subaxnimo.

Waxaana Ajandayaasha kulanka maanta lagu sheegay:

1) Dhismaha iyo shaacinta Xubnaha Guddiyada Golaha.

2) Ansixinta Xubnaha Guddiga Wadajirka ee Dastuurka (OC)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here