HomeWarkiiMuxuu yahay Hindise Sharciyeed-ka maanta ay ansixiyeen Wasiirada Somalia+SAWIRRO

Muxuu yahay Hindise Sharciyeed-ka maanta ay ansixiyeen Wasiirada Somalia+SAWIRRO

May be an image of 10 people, dais and textMuqdisho, Khamiis, 21 Agoosto 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dambiyada Saybarka Soomaaliya, oo ay golaha u soo gudbisay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda.
Sharcigan, ayaa xoogga saaraya, sirta, bed-qabka iyo amniga nidaamyada kombiyuutarka, shabakadaha iyo barnaamijyada, ka-hortagga isticmaalka sharci-darrada ah ee nidaamyada kombiyuutarrada, oggaanshaha, baarista, dacwad ku oogidda iyo ciqaabidda dembiyada saybarka, Ilaalinta danta guud, akhlaaqda, iyo qiyamka guud ee bulshada, ilaalinta dhaqaalaha Qaranka iyo sidoo kale kaabayaasha macluumaadka ee muhiimka ah.
Kulanka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga iyo howlgallada socda ee lagu ciribtirayo Khawaarijta. Iyada oo goluhu bogaadiyey guulaha ay ciidanka qalabsida ka gaarayaan dagaalka argagixisada looga sifeynayo goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan.
—-DHAMMAAD—-May be an image of 2 peopleMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 1 person, newsroom, dais and textMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and newsroomMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person, beard and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people, newsroom, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 1 person, newsroom and daisMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 8 people, table, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -