Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu kaga hadlay dhacdadii xakay ee toogashada ahayd taasoo ka dhacday xerada Gordan ee Magaalada.

Qoraalka Shariif Sheekh Axmed ayaa sidaan u qornaa:-

Advertisement

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Saraakiisha iyo Ciidanka Xoogga Dalka iyo Saraakiisha Dalka aan walaalaha nahay ee Isutagga Imaaraatka Carabta ee lagu dilay weerar ka dhacay xerada tababarka ee Jeneraal Goordan ee Magaalada Muqdisho.

Waxaan si xoogan u canbaaraynayaa falkaas foosha xun oo ay sheegatay argagaxisada Al-shabaab.

Allaah ha u naxariisto inta ku dhimatay dhammaan, dhawawacanna Allaah ha u booga dhayo”.

Previous articleMadaafiic Alshabaab ku garaaceen Camaara oo sababay dhimasho iyo dhaawac
Next articleHowlgal ciidamada Dowladu ka fuliyeen duleedka Magaalo Xeebedka Marka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here