MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii uu ka soo laabtay Mariinada uuna kula soo kulmay Sanatar Muuse Suudi wuxu soo maray qaar ka mida Super Market-yada Muqdisho.

Madaxweynaha meelaha uu booqday waxaa ka mida Jubba Hypermarket oo ku taal Degmada Shangaani gaar ahaan  nawaaxiga isgoyska Jubba.

Advertisement

Madaxweynha wuxuu la kulmay qaar ka mida shacabkii ku fiidsanaayay halkaasi kuwaaso sawiro la galay Madaxweynaha.

Madaxweynaha oo waqti la qaatay dhalinyaradaasi ayaa mid mid iyo koox koox  si farxad leh sawirada ula galay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleAf-hayeenka Booliiska oo Tira-koob ku sameeyay dhacdooyinkii argagaxa lahaa ee ka dhacay Muqdisho iyo Sh.jHoose
Next articleMadaxweyne Xasan oo Tacsi ugu tagay Safiirka Imaaraatka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here