GABILEEY (DAYNIILE.COM)-Magaalada Gabileey ee Maamulka Somaliland waxaa laga soo sheegayaa in tuulo magaaladaasi ku dhaw ay ku dhinteen laba nin oo reer Somaliland ah.

Labada nin waxaa ku dumay god dheer oo ay dahab ka qodayeen,waxaa socda dadaalo loogu gurmanaayo sidii looga soo saari lahaa meydadka.

Advertisement

Xildhibaano ka soo jeeda Degmada Gabileey ayaa u sheegay Saab TV inay aadayaan deegaanka mashaqadu ka dhacday.

Xildhibaanadaan waxay cadeeyeen in labada nin ay wali ku jiraan godka ku dumay ayna u dhaqaaqeen sidii dhanka godka.

HALKA HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA OO AAN KA SOO XIGANAY SAAB TV:–

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleDhakhtar u dhashay Norwey “Masiibo maaha waxa Gaza ka dhacaya ee waa dhibaato Yahuudu geysanayso”
Next articleJaaliyada Galmudug ee Kenya oo soo dhaweyn Nairobi ugu sameysay Qoor-Qoor+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here