Taliyaha Saldhiga Booliiska Magaalada Jowhar Dhamme Cabdifataax Arwaax ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay duleedka Jowhar.
Taliyaha wuxuu sheegay in kooxo hubeysan ay weerareen sida uu sheegay gaari Cabdi-bille ah oo Boolijsku lahaa isagoona xusay in kooxdaasi ay gacan saar la leeyihiin Aragagaxiaada sida uh warka u dhigay.
“Ciidamada ayaa ku raad jooga kooxahaasi wixii faahfaahin ahna dib ayaad ka dheegi doonaa”ayuu yiri Taliye Arwaax
Hadaba warbixinta Taliyaha halkaan ioose ka daawo insha Allah:-
