HomeWarkiiMaxkamada Ciidamada oo ay ka soo muuqdeen Alshabaab walaalo ah

Maxkamada Ciidamada oo ay ka soo muuqdeen Alshabaab walaalo ah

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlada Somalia ayaa la soo tagaahy laba eedeysane oo ilmo abti  iyo ilmo eedo ah kuwaasoo loo heysto inay Alshabaab ka wada tirsan yihijn.

Labada wiil oo looga yaqaan dhanka Akshabaab Saalax iyo Bukhaari ayaa  Alshabaab ku biiray 2019-kii waxaana la qabtay markii ugu horeysay ee ay Muqdisho soo galeen.

Midkood bilo ka hor ayuu ku jirey Alshabaab-kii burburiyay buundada Sabiilb iuo Caanoole,sidoo kale kan kale ayaa ahaa sawir qaade ka tirsan  warbaahinta Alshabaab gaar ahaan Shabakada Alkataa’ib

Hadana halkaan ka daawo faahfaahinta maxkamadeyntooda:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -