HomeWarkiiMadaxweyne Xassan oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Qahira

Madaxweyne Xassan oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Qahira

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalayo furitaanka Matxafka Qaran ee Dhaqanka iyo Taariikhda Masar.

Madaxweynaha ayaa ka mid ah Hoggaamiyeyaasha dalalka lagu casuumay munaasabaddan, waxa uuna xoogga saaraya xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya shacabka Soomaaliyeed iyo dhiggooda dalka Masar.May be an image of textMay be an image of one or more people, suit and textMay be an image of one or more people, dais and the Oval OfficeMay be an image of one or more people and daisMay be an image of daisMay be an image of one or more people, newsroom and dais

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -