HomeWarkiiShirka Garsooreyaasha Soomaaliyeed maxaa looga hadlayaa?

Shirka Garsooreyaasha Soomaaliyeed maxaa looga hadlayaa?

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, ayaa saaka magaalada Muqdisho ka furay Shirka Madasha Garsooreyaasha Soomaaliyeed, oo soconaya laba maalmood.

Shirkan oo saddexdii biloodba mar la qabto, ayaa diiradda lagu saaraya baahiyaha garsooreyaasha, caqabadaha haysta, iyo horumarada laga gaaray arrimaha mudnaanta u leh bahda garsoorka.

Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Gobolka iyo Rafcaanka ee Gobolka Banaadir, garsoorka dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, iyo garsoorayaal ka kala socda heerarka kala duwan ee dalka ayaa ka qeyb galaya shirka.

May be an image of ‎dais and ‎text that says '‎и MADA ADASHA A HA HA SOOR AASHA AA JUDG U UM M 5E09 رقهن‎'‎‎May be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people, dais and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -