Wasiirka Amniga ee Cusub Cabdulaahi Maxamed Nuur ayaa furay wadada Afgooyo iyo Muqdisho oo dayac tirkeeda mar hore la dhameeyey laakiin u xirneed shaqsiyaad gacan saar laleh Laamaha Amniga

Wasiirka oo ku dhiirada maanta in uu fura wadadaas ayaa noqoneysa shaqadii ugu horeysay uu qabto madaama wadadaasi aheyd hal boolahq shacabka ku Nool Muqdisho iyo Afgooye

Waxaa maanta la arkaayey wadadaasi oo gawaarida ay marayaan iyadoon laga qaadeynin lacagihii sharcidarada ee horay looga qaadi jiray

Si kasatba ha ahatee Furida wadaan Afgooye iyo Muqdisho ayaa ka dhigan mid guul u soo hooneysa Wasiirka Amniga Cusub madaama horay ugu dhiiran waayey Wasiirkii hore ee Amniga Xundubay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here