HomeWarkiiMaamulka Koofur-galbeed oo Dowlada ka dalbaday in loo soo gacan geliyo Xildhibaan...

Maamulka Koofur-galbeed oo Dowlada ka dalbaday in loo soo gacan geliyo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow

Wasiirka Amniga Maamulka Koofur-Galbeed Xasan C/qaadir ayaa eedeyn ba’an u jediyay xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, wuxuuna ka dalbaday Dowlada Somalia inay usoo gacan geliso Xildhibaankaasi.

“Dowladda Soomaaliya waxaan ka dalbanaynaa inay noo soo gacan geliso Xildhibaan Jeesow” ayuu yiri Wasiir Xasan C/qaadir

Wasiirka oo shir jaraa’id ku qabtay Baydhaba ayaa sheegay in Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow uu danbiyo ka galay shacabka reer Koofur-Galbeed.

Muuqaalka waxaa iska leh Shabellle TV.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -