HomeWarkiiTaliyaha Booliiska oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Wakiilka Midowga Yurub ee dhanka...

Taliyaha Booliiska oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Wakiilka Midowga Yurub ee dhanka taageerada +SAWIRRO

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xarunta Daraawiishta Boliiska ku soo dhaweeyey Madaxa Xafiiska EUCUP Soomaaliya Kestutis LANCINSKAS oo Wakiil uga ah Midowga Yurub taageerada ay siiyaan Ciidamada Daraawiishta Boliiska.

Ciidamada Daraawiishta ayaa ah kuwo la baray shuruucda iyo xirfadaha Boliisku ku shaqeeyo waxayna u xilsaaran yihiin ilaalinta xuquuqda mawaadiniinta, ka shaqeynta Baraha Kantaroolada iyo ilaalinta sharciga iyo kala dambeynta.

Taliye Asad ayaa Ciidamadan si gaar ah uga Mahadceliyey siday u sugeen Amniga isagana xilsaareen sugidda Amniga muwaadiniintii Soomaaliyeed ee halka milyan gaarayey ee isu Diiwaangeliyey Doorashada Qof iyo Cod ee dhawaan la rajeynayo in Dalka laga Hirgeliyo.May be an image of one or more people and text that says "TAL AS ASOOM VISHTA II"May be an image of one or more people and textNo photo description available.May be an image of one or more people and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of television and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and textMay be an image of textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -