HomeWarkii27 jir Gaajo iyo haraad ugu geeriyoodag Qaza

27 jir Gaajo iyo haraad ugu geeriyoodag Qaza

QAZA (DAYNIILE.COM)- Baraha bulshada iyo warbaahinta ayaa lagu shaaciyay 27 jir u dhashay Dalka Falastiin oo Qaza ugu geeriyooday gaajo iyo haraad.

Wiilkaan oo magaciisu lagu sheegay Mohammed Al-Sawafeeri ayaa macaluusha ka muuqata wuxuu muuqaal ahaan wajigiisa isku badalay odey waayeel ah.

Inta badan shacabka reer Gaza ayaa laga cabsi qabaa inay u wada geeriyoodaan  cunto iyo biyo la’aanta soo wajahday kadib go’doon ay geliyeen ciidamada Israa’iil kuwaasoo xitaa diiday gar-gaarkii banaanka uga iman jirey.

Waxaa calool xumo ah in Carabta iyo guud ahaan Muslimiinta kalaba aysan maanta awoodin inay reer Gaza xitaa gar-gaar raashin iyo dawo gaarsiiyaan iska daa inay ka difaacaan Yuhuuda sida arxan la’aanta ah taangiyada iyo diyaaradaha dagaalka ku xasuuqaya shacabka reer Gaza.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -