Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Koonfur Afrika ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ee safiirnimo ka guddoontay danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday dalkaas, kadib munaasabad ka dhacday xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Koonfur Afrika.

Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq oo ay wehliyaan diblomaasiyiinta safaaradda iyo masuuliyiinta wasaaradda ayaa ka wada-hadlay xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeya labada dowladood ee soo jireenka ah iyo sido kale dhinacyada u baahan in iskaashi cusub laga sameeyo.
May be an image of 3 peopleXMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people
Previous articleAskari goor dhaw nin dhalinyaro ah ku dilay Muqdisho
Next articleMaxay tahay sababta ay Muslimiinta Maraykanku u diideen inay la afuraan Madaxweyne Biden?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here