HomeWarkiiWasiirka Arrimaha Dibadda oo Waraaqadaha Aqoonsiga Danjirinimo ka guddoomay safiiro ay soo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Waraaqadaha Aqoonsiga Danjirinimo ka guddoomay safiiro ay soo dirsadeen 5 Dowladood +SAWIRRO

Muqdisho, December 03, 2025; Wasiirka Arrimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga XFS Mudane Cabdisalam Cabdi Cali ayaa maanta ka guddoomay nuqullo kamid ah waraaqaha aqoonsiga danjiranimo safiirrada cusub ee dalalka Canada, Finland, Norway ,Cuba iyo Spain.

Wasiirku waxa uu safiirradan ugu hambalyeeyey ku soo biirista safka diblomaasiyiinta ka howlgala Soomaaliya, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya la leedahay dalalka ay matalayaan.

Sidoo kale, waxaa uu ku boorriyey safiirrada in ay ka shaqeeyaan horumarinta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan ee dalalkan la leeyihiin Soomaaliya, isagoo la wadaagay sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay u soo dhaweynayaan, ulana shaqeynayaan.

DHAMMAAD
Waaxda Warbaahinta

May be an image of dais and the Oval OfficeMay be an image of daisMay be an image of one or more people, suit and daisMay be an image of one or more people and daisMay be an image of daisMay be an image of the Oval Office and daisMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people, dais and newsroomMay be an image of one or more people, dais and newsroomMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people, dais and newsroomMay be an image of one or more people, dais, the Oval Office and newsroomMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people, newsroom and daisMay be an image of one or more peopleMay be an image of daisMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of the Oval Office and daisMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people and daisMay be an image of daisMay be an image of one or more people, dais and textNo photo description available.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -