HomeWarkiiRa'iisulwasaare Xamza oo goor dhaw magacaabay Laba Wasiir cusub

Ra’iisulwasaare Xamza oo goor dhaw magacaabay Laba Wasiir cusub

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya   Hamza Abdi Barre ayaa goor dhaw magacaabay wasiiro cusub oo lagu badalay wasiiro hore u shaqeynayay.

Afhayeenka Xukuumadda Abdinasir Ahmed Bashir ayaa sheegay in la magacaabay laba Wasiir kuwaasoo kala ah Wasiirka Ganansiga iyo wasiirka Howlaha guud kadib markii xilalkaasj laga qaaday wasiiradii ku magacownaa.

Jamaal Maxamed Xassan oo ah reer Waqooyi Bari ah ayaa loo magacaabay Wasiirka Ganacsiga halka Ayuub Ismaaciil loo magacaabay Wasiirka Howlaha guud.

Magacaabista ayaa isla maanta dhaqan gashay markii uu Ra’iisulwasaaruhu markiiba saxiixay isku shaandheynta kooban ee uu sameeyay.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COMMay be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -