HomeWarkiiMadaxweyne Xassan muxuu kala hadlay Ra'iisulwasaaraha Itoobiya+SAWIRRO

Madaxweyne Xassan muxuu kala hadlay Ra’iisulwasaaraha Itoobiya+SAWIRRO

Addis Ababa, Diseembar 19, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo safar shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya, ayaa maanta kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed.

Kulanka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyo sidoo kale kor u qaadista iskaashiga dhinacyada amniga, siyaasadda iyo arrimaha gobolka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed, ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-shaqeynta ku dhisan is-ixtiraam, daris-wanaag iyo danta guud ee labada dal, si loo xaqiijiyo xasilloonida iyo nabadda Geeska Afrika.May be an image of aircraftMay be an image of aircraft and text that says "KE SOM KESOM SOMAIR IR"No photo description available.May be an image of text that says "技"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -