ŕLAASCAANOD (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya ayqaaa ka hadlay munaasabada caleema saarka Madaxweyniha Maamulka Waqooyiga Bari ayaa soo hadal qaaday arinta maxaabista ay kala heystaan labada Maamul.
Madaxweyne Xassan wuxuu usoo jeediyay labada Maamul Somaliland iyo Koofur-galbeed inay maxaabiista labada dhinac is dhaafadaan
