3 Masuul oo isugu soo hartay magacaabida Xilka Raiisal wasaaraha Soomaaliya

0

Sida ay sheegayaan wararka ka imanayo Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in ay magacaabida Xilka Ra iisal wasaraha Soomaaliya ay miiska Saaran tahay dhawaana uu magacaabu rabo Madaxweynaha Soomaaliya

Sida ila ku dhow dhow Madaxweynqha ay sheegayaan in 3 Masuul isugu soo hareen kuwaa oo sida la sheegay ku Reer ah Ra iisal wasaarahii hore ee Xilka sida sharcidarada looga Tuuray Xasan Cali Kheyre

3 masuul ayaa ku kala Nool 2 kamid ah waxay ky Nool Yihiin dalka Norway halka mid kale uu ku noolyahay magaalada Muqdisho waxaase la saadalinayaa in mid ka mid ah Shaqsiyaadka aan kor ku soo sheegnay loo magacaabi doono

Masuulka la magacaabi rabo ayaa lagu sheegay in uu ahaa Sargaal ka tirsanaa Ciidanka Boliiska dhowr wasaaradoodna Xiligii Dowlada Dhexe uu hogaamin jiray Maxamed Siyaad Bare hana shaqsi dhaqaalo yahan ah

Shaqsigaas ayaa ah masuul siweyn afka ugu Difaaco Dowlada Nabad iyo Nolol iyadoona shaqsigaan sida lagu tilmaamay ah nin ka Fog Qabyaalada iyo Masuq maasuuqa

Waana masuul Macalin ka ah Xiligaan Dalka Norway iyadoona Dadka Yaqaano ku tilmaameen in aysan jirin Xiligaan cid uga haboon Xilkaasi Ra iisal wasare Loo magacaabo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here