Gaza (dayniile.com)-Wararkii ugu danbeeyay ee laga helaayo Magaalada Gaza ayaa sheegaya duqeymaha Yuhuuda ay ku dhinteen ku dhawaad 300 shacab falastiiniyiin ah 24 saac gudahood.

Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza ayaa sheegay in guud ahaan dhimashada Falastiin ay mareyso tan iyo 7-dii Oktobar ilaa 18,000 ruux.

Advertisement

Sidoo kale tira koobka dhaawaca ayaa maraya  49,500. Kuwaasoo qaarkood liitaan.

Wasiir Ashraf al-Qudra ayaa sidoo kale Aljazeera u sheegay wareysi uu taleefoonka ku siiyay in dhimashadaan ay ku jiraan 297 oo geeriyooday 24-kii saac ee la soo dhaafay, iyo sidoo kale dhaawaca 550 ruuux.

Duqeymahaaan kala joogsiga lahayn ee Israa’iil ayaa sii socda iyada oo ay weheliso hawlgallada dhulka ah ee ku qasbay boqollaal kun oo qof oo ka yimid aagga woqooyiga iyo bartamaha koonfurta ciriiriga sii kordhaya.

Source: Aljazeera 

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

A woman mourns her child and her husband killed in an Israeli army bombardment of the Gaza Strip, in the hospital in Khan Younis, Tuesday Dec. 5

Previous articleDaud Aweis oo Muqdisho ku qaabilay Marwo Anita Kiki Gbeho +Sawirro
Next articleGudoomiye xigeenka Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray suuqa laga hirgaliyay Gubad-leey+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here