HomeWarkii31 sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo deeq waxbarasho ka...

31 sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo deeq waxbarasho ka helay Dalka Turkey+SAWIRRO

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta ka qeybgalay Xaflad Abaalmarin Deeq Waxbarasho oo ay 31 sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ka heleen Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha.

Munaasabadda waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Taliye Ku-Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, S/Guuto Maadeey Sheekh Nuur Ufuroow, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu.

Wasiiru Dowlaha ayaa saraakiisha kula dardaarmay in ay si buuxda uga faa’iideystaan fursaddan qiimaha leh, ayna dalka ugu soo laabtaan iyaga oo xambaarsan aqoon casri ah, xirfad sare, iyo waayo-aragnimo ka jawaabeysa baahiyaha amniga ee qaranka.

Wasiir Cumar ayaa sidoo kale uga mahadceliyay Dowladda Shiinaha taageerada joogtada ah iyo garab istaagga ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya.May be an image of 2 people, dais and text that says "OOO IT Αν DN CHINA MILITARY SCHOL ΣHΟ OLARSHIPA AWARDING CEREMON S"May be an image of 2 people and textMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 1 person and text that says "SCHO (d d"May be an image of ‎2 people, suit, newsroom and ‎text that says "‎LI A שאיפי CHINA SCHCHINAMILITARY MIL ITARY SCHOLARSHIP SCHO SCHOLARSHIPAIWARDING ARSHIP AWARDING CEREMONY e C‎"‎‎May be an image of 3 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 10 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -