SEOUL (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Saaka ka qaybgalaya shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo  si rasmi ah uga furmay magaalada Seoul saacadaha soo socda.
Ra’iisul Wasaare Xamsa waxaa lagu wadaa inuu galabta khudbad ka jeediyo madasha shirka oo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo ay yeeshaan madaxda Afrika iyo Kuuriyada Koofureed.
Sida lagu sheegay warbaahinta Dowlada Xamze khudbadiisa wuxuu  kaga hadli doonaa qodobo dhawr ah oo ay ka mid yihiin fursadaha maalgashi iyo iskaashi ee dhinaca ganacsiga ee ka jira Soomaaliya iyo dadaalka ay wado dowladda Soomaaliya oo horumar weyn ka sameysay xagga amniga, siyaadda, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.
Shirkaan ayaa beri lagu wadaa in la soo xiro sida jadwalku ahaa xili shirka intuu socdana ay kulamo dheeraad ah yeelan doonaan madaxda Afrika iyo Bangiga horumarinta Afrika.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 3 people, car and text that says "he e Future Fulure Future We Make Togethe Togchi Z OREA"May be an image of 10 people, dais and text that says "BLA III III"May be an image of 1 person, lighting and tableMay be an image of 9 people, dais and text that says "KOREA ΚΟΕΛ-ΑΙC AFRICA 2024 ค 빵 TυTa loonian We Make 2024 KOREA-AFRICA 2024KOREA-AFRICAŞUMMIT KOREA- FRICA SUMMIT"May be an image of 10 people and text that says "KOREA. οιε-ΑΡΙΤΑ O 0 51 T eIn rogethe SU The Future We Make 2024 2024KOREA-AFRICASUMNT KOREA AFRICA KOREA-AFRICA ኔ- Hiu L"May be an image of 6 people, dais and text that says "C REPUALICO OF KORTA NATINI MAURITANIA REPUBLIC REPUBLICOFKOREA OF KOREA"

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here