0

Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya Safiirkeeda ayaa ka hadlay Shirka dhowrka Maalin uga socday Madaxda Maamul Goboleydyada iyo Madaxada Dowlada Federaalka oo kaa looga Doodayey arimaha Doorashada

Kulanka Dhuusamareeb ayaa waxa ka soo baxay Go aan hadii la dhaqan galiyo wax wanaagsan ka soo bixi doonaan

Safiirkq Mareykanka Soomaaliya ayaa Soo dhaweeyey kuna tilmaamay tilaabo horay loo qaaday

Waxaan soo dhaweyneynaa Doorashada waqtigeeda ku dhacdo iyi hor marka ay gareen madaxda Soomaaliya

Beesha Caalamka oo dhaqaalo badan ku bixisay Soomaaliya ayaa ka wal walsaneed
Qilaafka ka jiray Arimaha Doorashada iyagoona cadaasi ku saaray in ay heshiyaan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here