HomeCiyaarahaSAWIRRO: Garsoore Cumar Cartan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Jig-jiga

SAWIRRO: Garsoore Cumar Cartan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Jig-jiga

JIG-JIGA (DAYNIILE.COM)-Garsoore Cumar C/qaadir Cartan ayaa maanta gaaray Magaalada Jig-jiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya kadib casuumaad uu ka helay xiriirka kubada cagta deegaankaasi iyo maamulka Dowlad deegaanka.

Madax,shacab iyo Xiriirka kubada cagta ayaa si weyn u so dhaweeay garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami Cumar Cartan iyagoona kaga hor tagay garoonka diyaaradaha Jigjiga ,kooxaha fanka ayaa qeyb ka ahaa soo dhaweynta Garsooraha,

Cumar C/qaatar Cartan oo ah Garsoore ama albiitari heer caalami ayaa lagu casuumay ama lagu sharfay inuu dhex dhexaadiyo kulanka fiinaalka ciyaaraha Gobolada  Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya.

XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA

DAYNIILE.COM

May be an image of one or more people, people playing American football, people playing football, crowd and grassMay be an image of one or more people and suitcaseMay be an image of one or more people and suitMay be an image of one or more people and suitNo photo description available.May be an image of one or more people and flute

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -