HomeWarkiiShacabka Magaalada Beledweyne oo maanta isu diiwaan geliyay doorashooyinka qof iyo codka...

Shacabka Magaalada Beledweyne oo maanta isu diiwaan geliyay doorashooyinka qof iyo codka ah+SAWIRRO

May be an image of one or more people and textMaamulka Gobolka Hiiraan iyo shacabka magaalada Beledweyne waxay maanta  safaf dhaadheer u galeen sidii ay isugu diiwaangalin-lahaayeen doorashada qof iyo codka ah kadib markii gudiga Doorashooyinka oo Baladweyne geeyay qalabka Doorashada.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo meelo badan Gobolada gaarsiiyay adeegaan ayaa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ka daah-furay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha.
Qaar ka mid ah dadweynaha reer Baladweyn ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inay maanta ka qeybqaadanayaan doorasho qofkii ay rabaan ay gacantooda ku dooranayaan 57 sano kadib.

May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, people studying, dais and text that says "7g"May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and headscarfMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -