Advertisement

u

Advertisement

Coach Chelsea ( Graham botter ) habeenka la yiraahdo Kulankaan hadii lahaa badiyo beri boorsadaada hore u qaado nasiibkeyga waa badinayaa .

Coach Klopp ( Maamulka Liverbool aniga waa iga xishoodaan waayo xitaa hadii la iga badiyo kuma degdegaan eryideyda maadaama Kooxda Liverbool aan u Soo halgamay koobab badana u qaaday.

Coach Graham botter ( waa runtaa aniga xitaa waxa ay Chelsea igu tixgalineysaa awooda aan u sameeyay Naadiga Brighton oo ay iga Soo iibsadeen Jaceyl baa la igu keenay Chelsea ee baryo Kuma imaan hadii naadigu Ii dulqaato xili Ciyaareedkaan kan danbe gacantaan ka galin lahaa Horyaalka ingiriiska ee ninyahow milkiileyaasha kooxaha markaad eegto dulqaadka waa ku yartahay Chelsea caadi waxa ay u leedahay inay eryaan tababaraha samir malaha.

Klopp ( Liverbool hadaan ka tago waxaan qabanayaa Xulka Germany sababtoo ah Germany maanta waxaan ka ahay macalin qiimo weyn ugu fadhiya Shacabka Germany I dalbanaya

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here