5 Macalimiin  dugsi qur’aanoo lagu dilay degmada cadale ee Gobolka Shabeelalha dhexe

0

Wararka ka imaanaya Gobolka Sh. Dhexe gaar ahaan degmada cadale ayaa sheegaya in 5 Macalimiin  dugsi qur’aan lagu dilay degmadaas, waxaana dilka fuliyay sida la sheegay koox hubeysan oo aan haybtooda la garanayn.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in macalimiinta la dilay xilli ay subac ku jireen, waxaaana tirada Macalimiinta la laayay ay gaaraysaa shan macalin dugsi qur’aan, sida la sheegay ay dileen dabley hubeysan oo aan la garanayn.

3) Macalim Maxamed Xuseen Axmed Caddaawe

4) Macalim Mukhtaar C/laahi Cilmi, iyo

5) Ow Muxumud Xasan Calli.

Dadka la dilay ayaa Waxaa ka mid ah sida wararku sheegyaan laba macalin oo walaalo ah, oo lagu kala magacaabo Sheekh Daahir Xasan Cali iyo Ow Maxamuud Xasan Cali.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here