70 jir ku kufsday magaalada Muqdisho 7 gabar ah oo Xabsi la dhigay

0

Jikar Abdi oo 70 jir ah ayaa kufsaday gabar yar oo 7 jir ah subaxnimadi hore ee maanta

Dagmada Kaxda ee duleedka Muqdisho aye ka dhacday arintan mucjisada ah

Jikar xiliga uu sameneyay falkan waxaa la joogay wiil yar uu adeer u yahay balse booliska ayaa ku xiray Saldhig galbeed marki la ogaaday eedesanaha.

Waxaa loo gudbiyay xarunta danbi baarista dalka ee CID.

Mid ka mida Saraakisha CID ayaa ii xaqiijiyay in kiiskan hada ay gacanta ku hayso CID.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here