Inta badan Golaha wasiira oo soo magacaabi doonaan muuday,Mursal iyo Fahad Yasiin

0

Sida aan warka ku heleyno waxaa gaba gaba maraayo wasiirada Cusub uu dhawaan ku dhawaaqi doono Ra iisal wasaare Rooble

Wasiirada ayaa u badnaan doono Wasiiradio hore ee ka qeyb Qaatay Rida Xasan Cali Kheyre iyo kuwa Cusub

Warar hoose aan helnay ayaa sheegayo in uusan wax door ah ku yeelan doonin soo xulida wasiirada cusub Ra iisal wasaaraha Cusub mudane Rooble iyadoo loo keeni doono liis ay ku qoran yihiin wasiirada cusub sidaan ku dhawaaqi Doono

Wasiirada Cusub waxaa toos u magacaabi doono mudane Muuday ,milkilaha Dowlada Fahad Yasiin iyo Mudane Murusal

Si kastaba ha ahatee Talada Dalka ayaa xiligaan waxay gacanta ugu jirtaa Sedaxdsi masuul kuwaa oo ka go ntahay talada Dalka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here