7Sanatoor uu Gudiga ku Dhawaaqay in Goboka Banaadir la siiyo 7oo looga Baahanyahay in ay U codeeyaan 220 Xildhibaan

0

Dhawaan ayeey Soo saareen Gudi loo Xilsaaray in ay ka soo Arimiyaan Arimaha Doorashadq kuwaa oo soo saaray in loo qoondeeyo Gobolka Banaadir 7 Sanatoor iyadoona Arintaa ka taagan tahay Buuq Badan

Arimaha ugu weyn ee leysku Heysta ayaa ah sida lagu Sharciyeen lahaa madaama uu yahay sharci u Cusub in uu dhaqan galo

Shacigaaan Cusub ayaa looga Baahan yahay in Baarlamaanka ka Dooda ka Dibna loo Helo 220 Xildhibaan oo Meel mariyo Codsigaasi

Sanatoor Dhag Dheer ayaa dhabarka u Xirtay in Sharcigaan Meel marin Doono madaama uu isku arko nin Xariif ah oo ka adag Xildhibaanada

Dhagdheer ayaa ugu Ololeynayo in Halka Sanatoor at leedahay Beesha Hawiya uu isago Qaato madaama uu Damac badan yahay iyadoona Sanadkaan sida muuqata Beesha uu ka soo Jeeda Kursi ka heleynin

Dhag dheer ayaa 20 sano Xildhibaan ah wax uu Bulshada u qabtayna ma jirta aan ka aheyn kala Geynta umada Soomaliyeed

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here