Candirmaan Cabdishaluur oo dhaliilay hanaanka Doorashada Hirshabeele

0

Xisbiga Wadajir uu hogaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa walaac xoogan ka muujiyay hanaanka maamul dhisida Hirshabelle, xili uu khilaaf ka dhashay guddiga ka shaqeenaya dhismaha maamulkaasi.

War qoraal ah oo kasoo baxay Xisbiga Wadajir ayaa lagu baaqay in dhismaha maamulka Hirshabelle kahor la sameeyo dib u heshiisiin kadibna loo soo jeesto maamul dhisid raali laga wada yahay.

Qoraalkan kasoo baxay Xisbiga Wadajir ayaa kusoo aadaya xili khilaaf ka taagan yahay habla loo marayo dhismaha maamulka Hirshabelle, Madaxweyne Waare ayaana shalay kahor yimid jadwal ay soo saareen guddiga doorashada Baarlamaanka .

Halkan ka Akhriso Qoraalka Xisbiga Wadajir

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here