Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay furitaanka Kalfadhifga 78aad ee Qaramada Midoobay oo saaka si rasmi ah uga furmay xarunta Q.M. ee New York.

Shirkaan ayaa asbuuc socon doona madaama ay ka qeybgalayaan in ka badan 145 dal iyadoo madaxduna dhamaantood khudbad wada jeedin doonaan.

Advertisement

Ra’iisulwasaare Xamze wuxuu khudbeyn doonaa maalinta Sabtida insha Allaah xili lagu wado in khudbadiisa ay ku jiri doonto codsi ah in Dowlada Soomaaliya laga qaado cunuqabteynta hubka.

May be an image of 3 peopleMay be an image of 1 person, dais and crowdMay be an image of 4 people, newsroom, crowd, dais and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 people and text

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleDowlada Britain oo lacag ku taageertay Ciidamada Dowlada
Next articleCali Guud-laawe iyo Shariif Sh.Axmed oo maanta ku kulmay deegaanka burka diirimeed+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here