Ciidamada Milatariga Kumaandooska Danab ayaa fuliyay howlgalo ka dhan ah dagaalyahanada Alshabaab kaasoo ka dhacay gobolka Jubada hoose.

Talyaha Ururka 5-aad ee Guutada 16-aad ciidamada Danab ayaa saxaafada u sheegay inay howlgalkooda guuleystay sida uu warka u dhigay.

Advertisement

Taliyaha guutada 16aad Wuxuu sheegay inay dileen laba sarkaal oo Al-shabaab ka tirsan iyo ilaaladoodaba.

Sidoo kale Taliyuhu wuxuu tilmaamay inay wadaan howlgalka ayna ย sii wadi doonaan howlgalada nuucaan.

Howlgaladaan ayaa ku soo aadaya xili uu socdo dagaalo ku baahsan gobolada Hirshabelle iyo Galmudug kaasoo u dhexeeya Alshabab iyo Dowlada Soomaaliya.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COMx`

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here