Kadib markii kooxaha Man city iyo Aston villa ay galabta ka kala badiyeen Chelsea iyo Man UTD oo ay min 0-1 uga kala badiyeen ayaa waxaa doodaya ( 9 lukaku- Chelsea ) ( 7 Ronaldo – Man UTD ) oo laga kala badiyay iyo ( 11 Salah – liverbool ) oo caawa kooxdiisu ciyaareyso

Dooda

9 lukaku- Chelsea galabta 3 dhibcood ayaan luminay waxaana naga badiyay Man city fursadaan waxa ay hakisay hogaankii horyaalka ee Chelsea waa us dhigany kulanka Man city ma aheyn inaan is dhigano waxaana kooxa ka muuqday daal fara badan waana u qalmeen Man city guusha

7 Ronaldo – Man UTD walaalkey aan isku jaalka nahay 18 Bruno ayaa naga lumiyay fursadii rigooraha ee aan ku barbareyn karnay naadiga Aston villa. Arinkeenu waa iska xaal aduan mana fileyn kooxaha yaryar inay Man UTD ka heli karaan fursad mana garanayo waxa nagu dhacay maanta hadaan nahay Man UTD balse isma dhiibeyno horyaalkuna waa furan yahay weli lamna saadaalin karo cida qaadeysa

Man UTD Macalinkeeda reer Norwey una qaaday man UTD isagoo ciyaaryahan ah Koobka Champions league 1999 waxaa lagaa rabaa inuu shax qaas ah sameysto ama.line -up rasmi ah uuna iska daayo inuu kulanba shax cusub la Soo shirtago.

11 Salah – Liverbool waxaan ku faraxsanahay in laga wada badiyo galabta 9 lukaku- Chelsea iyo 7 Ronaldo – Man UTD fursadaan kooxdeyda liverbool waxa ay u tahay dahabi waxaana insha alah aan caawa hogaanka ku qaban doonaa hadaan nahay Liverbool 16 dhibcood oo nadiifa

Maalmahaan hogaanka horyaalka ingiriiska waa lau mideysnaa balse caawa fursad aan ku qabano hogaanka keligeen ayaan heysanaa 16 dhibcood hadii aan ka badino kooxda Brenford oo ah koox ka Soo baxday heerka 2 oo aan la dhayalsan karin .

Hadaba la arki doonee hadii liverbool ay hogaanka caawa ku qabato 16 dhibcood .ama 14 dhibcood hadii ay barbaro gasho waxaana kaalimaha kala sareynta min 13 dhibcood wada heysta kooxaha liverbool;am city; Chelsea iyo Man utd

Wariyqhq Isboortiga Uurdoix

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here